HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Daah-furay Carwo Dhinaca Caafimaadka  ah Oo Hargeya Lagu Qabtay + Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Daah-furay Carwo Dhinaca Caafimaadka  ah Oo Hargeya Lagu Qabtay   Hargeysa-16-11-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xadhigga ka jaray...

Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray Madaxda dhaqanka iyo eheladii uu ka baxay marxuum Suldaan Cumar X Daahir Taraydh

TACSI MADAXWEYNE:14/11/2019 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa...

Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Wefdi Balaadhan Oo Ka Socday Dalka Holland + SAWIRO

Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Wefdi Balaadhan Oo Ka Socday Dalka Holland     Hargeysa-13-11-2019-(MT-JSL)-Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa...

Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Xadhiga Ka Jaray Mashruuca Biyo Gelinta Ee Degmada Dila ee gobolka Awdal + Sawiro

Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Xadhiga Ka Jaray Mashruuca Biyo Gelinta Ee Degmada Dila ee gobolka Awdal. Dilla-12-11-2019-(MT-JSL)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil...