HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha oo ka qayb-galay aas qaran oo loo sameeyey Ganacsade Marxuum Cali Nuur Cawaale oo lagu aasay Caasimada Hargeysa Maanta

Madaxweynaha oo ka qayb-galay aas qaran oo loo sameeyey Ganacsade Marxuum Cali Nuur Cawaale oo lagu aasay Caasimada Hargeysa Maanta TACSI MADAXWEYNE: 26/10/2019   INNAA LILLAAHI WA...

Madaxweynaha Jsl Oo Xadhigga Ka Jaray  Dhismeyaal Casri Ah Oo Loo Bineeyey Guddida Qandaraasyada Qaranka Iyo Hay’adda U Diyaargarowga Aafooyinka Iyo Keydka Raashinka +...

Madaxweynaha Jsl Oo Xadhigga Ka Jaray  Dhismeyaal Casri Ah Oo Loo Bineeyey Guddida Qandaraasyada Qaranka Iyo Hay’adda U Diyaargarowga Aafooyinka Iyo Keydka Raashinka   Hargeysa-26-10-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Dhagax-dhigay Xarunta Keydka Taariikhda Qaranka Oo Laga Binaynayo Khayriyadii Hore Ee Hargeysa +Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Dhagax-dhigay Xarunta Keydka Taariikhda Qaranka Oo Laga Binaynayo Khayriyadii Hore Ee Hargeysa   Hargeysa-26-10-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta...

Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Hadlay Xagal-Daaca Xisbiga Waddani La Daba Socdo Qabsoomidda Doorashooyinka + Sawiro

Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Hadlay Xagal-Daaca Xisbiga Waddani La Daba Socdo Qabsoomidda Doorashooyinka   Hargeysa-23-10-2019-(MT-JSL)-Afhayeenka madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Maxamuud Warsame Jaamac, ayaa ka...