HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Maanta Marxuum Cabdilaahi Obsi Oo Xalay Ku Geeriyooday Magaalada Hageysa + Sawiro

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Maanta Marxuum Cabdilaahi Obsi Oo Xalay Ku Geeriyooday Magaalada Hageysa.     Hargeysa-18-10-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse...

Madaxweynaha Somaliland oo shacbiga iyo qarankaba ka tacsiyadeeyey Geerida Marxuum Kornayl Claahi Cige Muuse (Obsi) oo caawa ku geeriyooday Hargeysa

Madaxweynaha Somaliland oo shacbiga iyo qarankaba ka tacsiyadeeyey Geerida Marxuum Kornayl Claahi Cige Muuse (Obsi) oo caawa ku geeriyooday Hargeysa TACSI MADAXWEYNE: 17/10/2019 INNAA LILLAAHI WA...

Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Maanta Ansixin iyo dood ka yeeshey xeerar + Sawiro

Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Maanta Ansixin iyo dood ka yeeshey xeerar WAR-SAXAAFADEED: 17 /10/2019 Kal-fadhigii 44-aad ee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha...

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb-galay Shirweyne Lagu Gorfaynayo Qoondada Haweenka + Sawiro

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb-galay Shirweyne Lagu Gorfaynayo Qoondada Haweenka   Hargeysa-16-10-2019-(MT-JSL)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta ka qayb-galay shirweynaha...

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay  Xus Ballaadhan Oo Loo Sameeyey Maalinta Cuntada Adduunka, Kana Jawaabay Cabashada Mucaaridka Ee Xubnaha Guddida Doorashooyinka + Sawiro

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay  Xus Ballaadhan Oo Loo Sameeyey Maalinta Cuntada Adduunka, Kana Jawaabay Cabashada Mucaaridka Ee Xubnaha Guddida Doorashooyinka   Hargeysa-16-10-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane...