HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Gorfeeyey Hirgelinta Nidaamka E-Government (Somaliland E-government system) + Sawiro

Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Gorfeeyey Hirgelinta Nidaamka E-Government (Somaliland E-government system)   WAR-SAXAAFADEED: 12 /10/2019 Kal-fadhigii 43-aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo ahaa mid aan caadi...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabilay Safiirka Midawga Yurub U Qaabilsan Dalalka Somaliland Iyo Soomaaliya Amb. Nicolás Berlanga Martínez + Sawiro

  WAR-SAXAAFADEED: 09/10/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabilay Safiirka Midawga Yurub U Qaabilsan Dalalka Somaliland Iyo Soomaaliya Amb. Nicolás Berlanga Martínez.   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi...

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Farxadda Kala Qayb-galay 606 Arday Oo Ka Qalin-jebiyey Jaamacadda ADMAS University + Sawiro

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Farxadda Kala Qayb-galay 606 Arday Oo Ka Qalin-jebiyey Jaamacadda ADMAS University   Hargeysa-09-10-2019-(MT-JSL)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa...

tacsi

Madaxweynaha Somaliland Oo Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle iyo Shacbiga Dalkaasi ka tacsiyadeeyey Geerida ku timid Marxuum Sacad Cumar Geelle Maamulihii Dekada Jabuuti

TACSI MADAXWEYNE:07/10/2019 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Somaliland Waxa Uu Dhambaal Tacsi Ah U Dirayaa Shacbiga Jabuuti Iyo Madaxweynaha dalkaasi. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse...