“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Shacabka reer Berbera kala qaybgalay Dhoollatus Ballaadhan oo ay ku muujinayaan maalinta koowaad ee Ololaha KULMIYE.
Berbera-28-10-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna murrashaxa...