HomeWararka

Wararka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Qaabiley Safiirka Dawladda Denmark   Hargeysa-22-10-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo qasriga Madaxtooyada ku qaabiley Safiirka Dalka Denmark Ambassador Steen...

Khudbadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Ee Sannad Guuradda 28aad Ee 18 May Oo Ah Maalintii Qarankani La Soo Noqday Madax-bannaanidiisa + Sawiro

Bismillaahi Raxmaani Raxiim; • Madaxweynihii hore ee Somaliland • Shir-guddoonka labada Gole • Maxkamadda Sare • Golaha Wasiiradda • Guddoomiyaha Xisbiga UCID iyo Masuuliyiinta Axsaabta Qaranka. • Madaxweyne Ku-xigeennadii hore...

Madaxweynaha Somaliland Cafis Guud u fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada dalka ku xidhan 

Madaxweynaha Somaliland Cafis Guud u fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada dalka ku xidhan    WAREEGTO MADAXWEYNE:  17/05/2019   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi...

Madaxtooyada Somaliland oo Bulshada u Iftiimisay Gefafka Sharci Ee uu Qarannimada Ka Galay Xildhibaan Dhakool iyo Garabsiinta Guddoomiye Cirro + Sawiro

Madaxtooyada Somaliland oo Bulshada u Iftiimisay Gefafka Sharci Ee uu Qarannimada Ka Galay Xildhibaan Dhakool iyo Garabsiinta Guddoomiye Cirro   Hargeysa-15-05-2019-(MT-JSL)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI,...

Madaxweynaha Somaliland oo xafiiskiisa ku qaabilay madax ka socotay shirkada GULHAN LTD. DEARSAN.Co, oo laga leeyahay dalka Turkiga + Sawiro

Madaxweynaha Somaliland oo xafiiskiisa ku qaabilay madax ka socotay shirkada GULHAN LTD. DEARSAN.Co, oo laga leeyahay dalka Turkiga WAR-SAXAAFADEED: 14/05/2019   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Oo Tacsi U Diray Dadkii Ku Naf Waayey Roobabkii Caawa ka Da’ay Dalka Soona Kormeeray Goobaha Khasaaruhu Ka Dhacay + Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Oo Tacsi U Diray Dadkii Ku Naf Waayey Roobabkii Caawa ka Da’ay Dalka Soona Kormeeray Goobaha Khasaaruhu Ka Dhacay. Hargeysa-13-05-2019-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,...