HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweyne ku xigeenka aha ku samara Madaxweynaha Somaliland oo Hambalyo u diray shacbiga iyo dunida Islaam Ciidal Adxa awgeed

  Madaxweyne ku xigeenka aha ku samara Madaxweynaha Somaliland oo Hambalyo u diray shacbiga iyo dunida Islaam Ciidal Adxa awgeed : 10/08/2019 Ciid mubaarik, ciidal caafiya, kulu caam wa antum...

ku simaha Madaxweynaha Somaliland oo shacbiga ka Tacsiyadeeyey geerida Gudoomiyihii hore ee Baanka Dhexe ee Somaliland oo galabta Geeriyooday 

TACSI MADAXWEYNE: 09/08/2019 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN     Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku simaha madaxweynaha Qaranka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), isagoo...

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku simaha madaxweynaha Qaranka Somaliland oo tacsi u diray Shacbiga iyo ehelada Marxuum Sul. Carab Cabdi Cali uu...

TACSI MADAXWEYNE KU XIGEEN: 09/08/2019 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku simaha madaxweynaha Qaranka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil...

Ku Simaha Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray shacbiga iyo qoyska uu ka baxay Marxuum Eng Cabdilaahi Cabdisalaan Sh Cali Jawhar oo ku geeriyooday...

  TACSI MADAXWEYNE kU XIGEEN : 08/08/2019 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN     Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku simaha madaxweynaha Qaranka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi...