HomeWararka

Wararka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Qaabiley Safiirka Dawladda Denmark   Hargeysa-22-10-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo qasriga Madaxtooyada ku qaabiley Safiirka Dalka Denmark Ambassador Steen...

Madaxweynaha oo dhambaal tacsi ah u diray, Golaha Barlamaanka Somaliland, gaar ahaan golaha Guurtida, ehelka iyo shacbiga Somaliland

TACSI MADAXWEYNE: 26/03/2019 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,...

Xukumadda Somaliland iyo Xarunta Daraasaadka Taariikhda Islaamka ee IRCICA oo iska kaashanaya dhismaha goobaha Taarikhiga ah ee dalka Somaliland

WAR-SAXAAFADEED: 25/03/2019 Xukumadda Somaliland iyo Xarunta Daraasaadka Taariikhda Islaamka ee IRCICA oo iska kaashanaya dhismaha goobaha Taarikhiga ah ee dalka Somaliland   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse...

Madaxweynaha Somaliland oo shacbiga iyo qoyskii uu ka baxay marxuum uusuf Cabdi Xasan (Yuusuf Weyne) oo ku geeriyooday Dalka Hindia

Tacsi Madaxweyne: 24/03/2019 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,...

Iskaashiga, is-qadarinta iyo nabad-ku-wada noolaanshaha dalalka dariska ah iyo guud ahaan caalamka + Sawiro

Iskaashiga, is-qadarinta iyo nabad-ku-wada noolaanshaha dalalka dariska ah iyo guud ahaan caalamka.     Ictiraaf raadinta.   Waxaannu xidhiidho badan la sameynay dalalka caalamka, kuwa...

Khudbad Sannadeedka Dastuuriga ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi 24 March 2019

Khudbad Sannadeedka Dastuuriga ah-24 March 2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi Shir-guddoonka iyo Mudanayaasha labada Gole ee sharafta leh, Mudanayaal, Maanta oo ay Xukuumaddu xilka...

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Qaabilay Madaxda Hay’adda Qaxoontiga UNHCR Ee Somaliland + Sawiro

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Qaabilay Madaxda Hay’adda Qaxoontiga UNHCR Ee Somaliland   Hargeysa-23-03-2019-(MT-JSL)-Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil  (Saylici)  ayaa maanta Xafiiskiisa...