“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...
Madaxweynaha oo tacsi u diray bahda fanka iyo suugaanta iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Alle ha naxariistee Marxuum Abwaan Saxardiid Maxamuud Cilmi...