HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo ka qayb-galay Munaasibad ay soo qaban-qaabiyeen Dhalinyaro Mutadawaciin ah Loo Carbiyey Wacyigelinta Codbixiyeyaasha Xisbiga Kulmiye Taageersan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo ka qayb-galay Munaasibad ay soo qaban-qaabiyeen Dhalinyaro Mutadawaciin ah Loo Carbiyey Wacyigelinta Codbixiyeyaasha  Xisbiga Kulmiye Taageersan.   Hargeysa-16-10-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna murrashaxa...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Qaabiley Safiirka Dalka Sweden

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Qaabiley Safiirka Dalka Sweden   Hargeysa-15-10-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo qasriga Madaxtooyada ku qaabiley Safiirka Dalka Sweden Amb. Joachim...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Maamulka iyo Ardayda Barnaamijka UCMAS, Somaliland.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Maamulka iyo Ardayda Barnaamijka UCMAS, Somaliland.   Hargeysa-14-10-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta qasriga Madaxtooyada...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabilay Qaar Kamid Ah Bulshada Maqalka Naafada Ka Ah.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabilay Qaar Kamid Ah Bulshada Maqalka Naafada Ka Ah.   Hargeysa-13-10-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga madaxtooyada kulan...