HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Daah-furay Riig Cusub oo wakaaladda Biyaha Hargeysa soo Iibsatay.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Daah-furay Riig Cusub oo wakaaladda Biyaha Hargeysa soo Iibsatay.   Hargeysa-06-10-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xadhigga ka jaray Riig...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Haween weynaha Ducaadda ah kulan kula qaatay Qasriga Madaxtooyada JSL.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Haween weynaha Ducaadda ah kulan kula qaatay Qasriga Madaxtooyada JSL.   Hargeysa-05-10-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan ballaadhan la...

Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland  Oo Fadhigii Galabta Ku Lafo-guray U Diyaar Garowga Doorashooyinka iyo Amniga, Baaqna U Diray Shacbiga Somaliland

WAR-SAXAAFADEED. Taariikh: 03/10/2024 Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland  Oo Fadhigii Galabta Ku Lafo-guray U Diyaar Garowga Doorashooyinka iyo Amniga, Baaqna U Diray Shacbiga Somaliland     Fadhigii 133aad ee Golaha...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kormeeray Goobo Muhiim Ah Oo Laga Hirgeliyey Gudaha Taliska Booliska

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kormeeray Goobo Muhiim Ah Oo Laga Hirgeliyey Gudaha Taliska Booliska   Hargeysa-03-10-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kormeeray xarunta taliska...