HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo qaabiley safiirka Sucuudiga u fadhiya Dalka aynu jaarka nahay ee Soomaaliya, Dr Mohammed Abdi-kani Khayat oo booqasho ku yimid Somaliland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo qaabiley safiirka Sucuudiga u fadhiya Dalka aynu jaarka nahay ee Soomaaliya, Dr Mohammed Abdi-kani Khayat oo booqasho ku yimid Somaliland   WAR-SAXAAFADEED:...

Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Ka Qeyb Galay Bandhiga Buugga Laga Qoray Sooyaalka Taariikhda Madaxweynihii Afraad Ee Somaliland, Md. Axmed Maxamed Silaanyo + Sawiro

Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Ka Qeyb Galay Bandhiga Buugga Laga Qoray Sooyaalka Taariikhda Madaxweynihii Afraad Ee Somaliland, Md. Axmed Maxamed Silaanyo.   Hargeysa-02-05-2019-(MT-JSL)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda...

Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray Shacbiga Somaliland iyo Ehelada Marxuum Sheekh Aadan Aamin Cigaal oo maanta ku geeriyooday Hargeysa

Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray Shacbiga Somaliland iyo Ehelada Marxuum Sheekh Aadan Aamin Cigaal oo maanta ku geeriyooday Hargeysa TACSI MADAXWEYNE: 01/05/2019 INNAA LILLAAHI WA...

Madaxweynaha Somaliland ooxaalad deg-deg ah ku soo rogay Degmooyinka Gar-adag, Ceel Afweyn iyo Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag, muddo saddex bilood ah

Xeer MADAXWEYNE: 30 /04/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu xeer Madaxweyne Lr. 04/042019 uu xaalad deg-deg ah ku soo rogay Degmooyinka...

Madaxweynaha Somaliland oo Hambalyo u diray Shaqaale weynaha Jamhuuriyadda Somaliland

HAMBALYADA MADAXWEYNAHA EE MAALINTA SHAQAALE WEYNAHA. Taariikh: 30 /04/2019   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu munaasibadda 1-da May awgeed, hambalyo iyo bogaadin u...

Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray Madaxda dhaqanka iyo shacbiga Somaliland

TACSI MADAXWEYNE: 30/04/2019 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,...