HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

فخامة رئيس جمهورية صوماليلاند يلتقى بوفد من جمهورية المانيا

بيان صحفي فخامة رئيس جمهورية صوماليلاند يلتقى بوفد من جمهورية المانيا هرجيسا:8-4-2019   التقى خامة رئيس جمهورية صوماليلاند موسى بيحي عبدي بمكتبة بالقصر الرئاسي بالعاصمة هرجيسا بوفد من...

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL Oo Kala Wareegay Taliyaha Ciidamada Qaranka Somaliland Dhismaha  Xarunta Madaxtooyada Cusub Oo Ay Gacanta Ku hayeen + Sawiro

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL Oo Kala Wareegay Taliyaha Ciidamada Qaranka Somaliland Dhismaha  Xarunta Madaxtooyada Cusub Oo Ay Gacanta Ku hayeen.   Hargeysa-08-04-2019-(MT-JSL)-Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wefti Ka Socda Dalka Jarmalka + Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wefti Ka Socda Dalka Jarmalka   Hargeysa-08-04-2019-(MT-JSL)-WAR-SAXAAFADEED: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay...

Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay Guddoomiyaha Guddida Mihnadlayaasha Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland

WAREEGTO MADAXWEYNE: 06 /04/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-292/042019 uu ku magacaabay Guddoomiyaha Guddida Mihnadlayaasha...

WAR-SAXAAFADEED: 04 /04/2019-Kal-fadhigii 32-aad Ee Golaha wasiirradda Somaliland Oo Lagaga Dooday Qodobbo Muhiim ah.

WAR-SAXAAFADEED: 04 /04/2019 Kal-fadhigii 32-aad Ee Golaha wasiirradda Somaliland Oo Lagaga Dooday Qodobbo Muhiim ah.   Kal-fadhigii 32-aad ee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu shir gudoominayey...