HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Tababar usoo xidhay Arday Dhammaysatay Barashada Dastuurka iyo Waddaniyadda  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Tababar usoo xidhay Arday Dhammaysatay Barashada Dastuurka iyo Waddaniyadda  Hargeysa-03-10-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa tabobar u soo...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka tacsiyadeeyey Madaxweynihii hore ee Somaliland Geerida ku timi Walaalkii Marxuum  Cali Maxamed Maxamuud (Cali Bureeqe)

TACSI MADAXWEYNE: 03/10/2024. INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo dhambaal tacsi ah u diray shacbiga Somaliland iyo Qoyskii uu ka baxay Alle ha u naxariistee Xeer Ilaaliyihii Guud ee...

TACSI MADAXWEYNE: 01/10/2024.INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Wefti Ballaadhan oo ka sacda Dawladda Faransiiska

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Wefti Ballaadhan oo ka sacda Dawladda Faransiiska.   Hargeysa-30-09-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta Qasriga Madaxtooyada ku...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo wefti uu hoggaaminayo oo si ballaadhan loogu soo dhaweeyey degmada Cadaadley.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo wefti uu hoggaaminayo oo si ballaadhan loogu soo dhaweeyey degmada Cadaadley.   Cadaadley-26-09-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo xubno wefti...

Kulankii Xisbiyada Qaranku u Balansanaayeen Galabta ayaa ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada Waxaana Kulankaasi ka maqnaaday Xisbiga Waddani.

Kulankii Xisbiyada Qaranku u Balansanaayeen Galabta ayaa ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada Waxaana Kulankaasi ka maqnaaday Xisbiga Waddani. Hargeysa-22-09-2024-()-Kulan muhiima oo ay u balansanaayeen Saddexda Xisbi...