HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha Somaliland oo qaabiley Safiirka Ingiriiska ee Somaliland iyo Soomaaliya iyo Qodobadii laga wada hadlay + Sawiro

Madaxweynaha Somaliland oo qaabiley Safiirka Ingiriiska ee Somaliland iyo Soomaaliya iyo Qodobadii laga wada hadlay + Sawiro   WAR-SAXAAFADEED: 02/02/2019-(MT-JSL)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi,...

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Xuska Sannad Guurada 25aad ee Aas-aaska Ciidanka Qaranka Somaliland + Sawiro

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Xuska Sannad Guurada 25aad ee Aas-aaska Ciidanka Qaranka Somaliland. 02-02-20119-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa saaka ka qaybgalay...

Madaxweyne Ku-Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Laba Hay’adood Oo Kala Ah Fair Fishing Iyo Transfigure Foundation + Sawiro

Madaxweyne Ku-Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Laba Hay’adood Oo Kala Ah Fair Fishing Iyo Transfigure Foundation.   Madaxweyne Ku-Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi...

Madaxweynaha Somaliland oo cusbitalka Haldoor ku booqday wasiirka Caafimaadka oo xanuun ku soo booday

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo booqday Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland, Dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf oo xaalad caafimaad loo dhigay Cusbitaalka...

Kal-fadhigii 28-aad Ee Golaha wasiirradda Somaliland Oo Maanta Lagaga Dooday Arrinta Saami-Qaybsiga Wakiillada Iyo Diyaar-Garowga Doorashooyinka

Kal-fadhigii 28-aad Ee Golaha wasiirradda Somaliland Oo Maanta Lagaga Dooday Arrinta Saami-Qaybsiga Wakiillada Iyo Diyaar-Garowga Doorashooyinka WAR-SAXAAFADEED: 24 /01/2019-(MT-JSL)-Kal-fadhigii 28-aad ee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland,...

Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Oo Qaabilay Sarkaalka Ugu Sareeya Mashruuca Maamul-Daadejinta Dagmooyinka Ee  UN-JPLG-ga + Sawiro

Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Oo Qaabilay Sarkaalka Ugu Sareeya Mashruuca Maamul-Daadejinta Dagmooyinka Ee  UN-JPLG-ga.   Hargeysa-24-01-2019-(MT-JSL)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa xafiiskiisa ku...

Madaxweynaha Somaliland oo qaabiley Safiirka Cusub ee dhawaan Dawladda Federaalka Itoobiya u soo magacawday Jamhuuriyadda Somaliland + Sawiro

Madaxweynaha Somaliland oo qaabiley Safiirka Cusub ee dhawaan Dawladda Federaalka Itoobiya u soo magacawday Jamhuuriyadda Somaliland Hargeysa-(MT-JSL)-WAR-SAXAAFADEED: 22 /01/2019-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi,...