HomeWararka

Wararka

Madaxweynaha Somaliland Oo Hambalyo U Diray Madaxda Cusub Ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya, Is Bar-bar Dhigna Ku Sameeyay Kala Duwanaanshaha Siyaasadda  Soomaaliya Iyo Itoobiya.

Madaxweynaha Somaliland Oo Hambalyo U Diray Madaxda Cusub Ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya, Is Bar-bar Dhigna Ku Sameeyay Kala Duwanaanshaha Siyaasadda  Soomaaliya Iyo Itoobiya.   Hargeysa-28-08-208-(MT-JSL)-Madaxweynaha...

Madaxweyne Biixi oo dib-u-habayn ku sameeyey Ciidanka Ilaalada Cashuuraha ee loo yaqaan (Turbataariyada)

Hargeysa(MT-JSL)WAR-SAXAAFADEED: 28/08/2018-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-184/082018, uu dib-u-habayn ku sameeyey Ciidanka Ilaalada Cashuuraha ee...

madaxweynaha Somaliland oo dhaqan-geliyey afar Xeer oo muhiim ah

Hargeysa(MT-JSL)WAR-SAXAAFADEED: 28/08/2018-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-191/082018, ku dhaqan-geliyey afar Xeer. Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu...

madaxweyne Muuse Biixi Oo ku joojiyey cashuur-dhaafka iyo qodobo muhiima oo loo daliishay arrintaasi

Hargeysa(MT-JSL)WAR-SAXAAFADEED: 28/08/2018-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-186/082018, ku joojiyey cashuur-dhaafka la xidhiidha qodobada hoos ku...

Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabiley Aabaha Dhalay Saddexdii Wiil Ee Lagu Dilay Ceeryaan, Kana Kafaalo Qaaday Korinta Ubadkii Ay Ka Tageen + Sawiro

Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabiley Aabaha Dhalay Saddexdii Wiil Ee Lagu Dilay Ceeryaan, Kana Kafaalo Qaaday Korinta Ubadkii Ay Ka Tageen.   Hargeysa-26-08-2018-(MT-JSL)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane...

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Shacabka reer Somaliland iyo ummadda Islaamkaba ku Hambalyeeyey Munaasabadda Ciidul Adxada Awgeed

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Shacabka reer Somaliland iyo ummadda Islaamkaba ku Hambalyeeyey Munaasabadda Ciidul Adxada Awgeed Hargeysa:20-08-2018-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa guud...