HomeWararka

Wararka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wefti ballaadhan oo ka socda Golaha Sare ee Dhaqaalaha Carabta iyo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐮𝐮 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐃𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa Qasriga Madaxtooyada...

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada kulan kula yeeshay Danjiraha Dalka Switzerland

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐲𝐞𝐞𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐧𝐣𝐢𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐰𝐢𝐭𝐳𝐞𝐫𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐢𝐲𝐨 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada...

Daawo: Madaxweynaha JSL oo ku dhawaaqey inuu fidiyey gogol nabadeed

https://youtu.be/rQdXW8uSjNA?si=jMh-4WfpnjO93Vrj

Madaxweynaha Somaliland oo Dhagax-dhig iyo Xadhig-ka-jaris Ku Sameeyey Mashaariic Waaweyn Oo Magaalada Berbera Yeelan Doonto +Sawiro

Madaxweynaha Somaliland oo Dhagax-dhig iyo Xadhig-ka-jaris Ku Sameeyey Mashaariic Waaweyn Oo Magaalada Berbera Yeelan Doonto Berbera-30-11-2018-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa  gacantiisa roogga...

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kormeeray Rugta Kutubta ee Magaalada Berbera (Berbera National Library) +Sawiro

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kormeeray Rugta Kutubta ee Magaalada Berbera (Berbera National Library) Berbera-30-11-2018-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeeray xarunta cusub...

Madaxweynaha Somaliland oo Shacabka Reer Berbera Kala Qayb-galay Tukashada Salaadda Jimcaha + Sawiro

Madaxweynaha Somaliland oo Shacabka Reer Berbera Kala Qayb-galay Tukashada Salaadda Jimcaha Berbera-30-11-2018-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka ku dhaqan magaalada Berbera ee...