HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray Mashaariic Waaweyn oo Xukuumaddu Ka Fulisay Deegaanka Sama-kaab + Sawiro

Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray Mashaariic Waaweyn oo Xukuumaddu Ka Fulisay Deegaanka Sama-kaab Sama-kaab-24-11-2018-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xadhigga ka jaray...

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Booqday Ciidamada Qaranka ee Jiidda Tukaraq Ku Sugan + Sawiro

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Booqday Ciidamada Qaranka ee Jiidda Tukaraq Ku Sugan Tukaraq-24-11-2018-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna taliyaha guud ee ciidamada qaranka,  Mudane Muuse Biixi Cabdi...

Shacabka Reer Laascaanood oo Isu Soo Baxyo Ballaadhan Ku Qaabilay Wefti uu Hoggaaminayo Madaxweynaha Somaliland

Shacabka Reer Laascaanood oo Isu Soo Baxyo Ballaadhan Ku Qaabilay Wefti uu Hoggaaminayo Madaxweynaha Somaliland Laascaanood-24-11-2018-(SL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu...