HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweyanaha Somaliland Oo Casho Sharaf U Sameeyay Ergadii Kasoo Qayb-gashay Shirkii Dib U Eegidda Siyaasadda Arrimaha Dibadda Somaliland + Sawiro

Madaxweyanaha Somaliland Oo Casho Sharaf U Sameeyay Ergadii Kasoo Qayb-gashay Shirkii Dib U Eegidda Siyaasadda Arrimaha Dibadda Somaliland Hargeysa-12-10-2018-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi...

Daawo “Waxa aan leeyahay Berberi way koraysaa, Somaliland-na hore ayey u maraysaa, aduunkana wax bay la qaybsanaysaa, idinkana (Soomaaliya) waa idiin diyaar, cadaawad iyo...

“Waxa aan leeyahay Berberi way koraysaa, Somaliland-na hore ayey u maraysaa, aduunkana wax bay la qaybsanaysaa, idinkana (Soomaaliya) waa idiin diyaar, cadaawad iyo nacna...

Mashruuca Dib U Ballaadhinta Dekedda Berbera Oo Si Rasmi  Ah Loogu Daah-Furay Munaasabad Ballaadhan Oo Madaxtooyada Lagu Qabtay+Sawiro

Mashruuca Dib U Ballaadhinta Dekedda Berbera Oo Si Rasmi  Ah Loogu Daah-Furay Munaasabad Ballaadhan Oo Madaxtooyada Lagu Qabtay   Hargeysa-11-10-2018-(MT-JSL)-Munaasibad ballaadhan oo lagu qabtay xarunta madaxtooyada...

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Dhagax Dhigay Dhismaha Cusub Ee Ballaadhinta Dekeda Berbera + Sawiro

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Dhagax Dhigay Dhismaha Cusub Ee Ballaadhinta Dekeda Berbera.   Berbera-10-10-2018-(MT-JSL)-Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha...

Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Safiirka Denmark u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya+Sawiro

Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Safiirka Denmark u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya. Hargeysa-10-10-2018-(MT-JSL)-WAR-SAXAAFADEED-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley...