HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Deg-deg: Madaxweyne Muuse Biixi oo wareegto madaxweyne ku magacaabay masuuliyiin cusub

Hargeysa(MT-JSL)WAR-SAXAAFADEED: 13/08/2018-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-179/082018, uu maanta ku magacaabay masuuliyiin cusub.   Waxaanay u dhignayd...

Guddida Heer Qaran Ee Xuquuqal Insaanka Oo Madaxweynaha hortiisa Lagu Dhaariyey iyo Dardaaran Qiime leh Oo Faraqa Loo Sudhay+sawiro

Guddida Heer Qaran Ee Xuquuqal Insaanka Oo Madaxweynaha hortiisa Lagu Dhaariyey iyo Dardaaran Qiime leh Oo Faraqa Loo Sudhay   Hargeysa-12-8-2018-(MT-JSL)-Xubnaha guddida heer qaran ee Xuquuqal...

xukuumadda Oo La-wareegidda Hantida Dawladda ee Haamaha Berbera, Amniga iyo Baarkinka Madaarka Caalamiga ah ee Cigaal.

Hargeysa(MT-JSL)WAR-SAXAAFADEED: 11 /08/2018-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-178/082018, uu maanta ku shaaciyey in xukuumaddu La-wareegtay...

Shirkii Golaha Wasiirrada Waxa Maanta Oo Khamiis Ah Dirada Lagu Saaray Wax-Soo-Saarka Beeraha, Si Dalka Jamhuuriyadda Somaliland Isku Filaansho Uga Gaadho Dhinaca Wax-Soo Saarka...

Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Waxa Maanta Oo Khamiis Ah Dirada Lagu Saaray Wax-Soo-Saarka Beeraha, Si Dalka Jamhuuriyadda Somaliland Isku Filaansho Uga Gaadho Dhinaca Wax-Soo...