HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha Somaliland Iyo Wefdi Uu Hoggaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Gabiley Iyo Deegaannada Ku Hareeraysan

Madaxweynaha Somaliland Iyo Wefdi Uu Hoggaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Gabiley Iyo Deegaannada Ku Hareeraysan   Gabiley-06-08-2018-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si...

Madaxweyne Muuse Biixi oo  Bulshada La Wadaagay Guulaha Xukuumadda uu Hoggaamiyaa gaadhay iyo Qorsheyaashiisa mustaqbalka Dhaw

Madaxweyne Muuse Biixi oo  Bulshada La Wadaagay Guulaha Xukuumadda uu Hoggaamiyaa gaadhay iyo Qorsheyaashiisa mustaqbalka Dhaw   Boorama-05-08-2018-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudbad...

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Dhagax dhigay Biriij Muhiima Oo Isku Xidhi Doorana Magaalada Boorama Iyo Jaamacadda Camuud + sawiro

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Dhagax dhigay Biriij Muhiima Oo Isku Xidhi Doorana Magaalada Boorama Iyo Jaamacadda Camuud   Boorama-05-08-2018-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi...

Madaxweynaha Somaliland Oo Magaalada Boorama  Kaga Qayb-galay Xafladda Qalin-jebinta Dufcadii 17aad Ee Jaamacadda Camuud Ka Baxda Sannadkan 2018-ka + Sawiro

Madaxweynaha Somaliland Oo Magaalada Boorama  Kaga Qayb-galay Xafladda Qalin-jebinta Dufcadii 17aad Ee Jaamacadda Camuud Ka Baxda Sannadkan 2018-ka   Borama-05-08-2018-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi...

Madaxweynaha Somaliland Tacsi u diray dadkii ku geeriyooday Qaraxii xalay ka dhacay Buuhoodle, fariina u diray cidii ka danbaysay falkasi argagaxa leh

TACSI MADAXWEYNE: 02/08/2018 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,...

Madaxweyne Muuse Biixi oo tacsi u diray Golaha wakiilada iyo Bahda Fanka iyo Suugaanta isagoo ka tacsiyadaynaaya Geerida Xildhibaan Cqaadir Askar iyo Abwaan Waraabe...

TACSI MADAXWEYNE: 01/08/2018 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,...