HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-172/072018, uu xil ka qaadis, magacaabid iyo isku-bedel ku sameeyey masuuliyiin ka mida xukuumaddiisa

  Hargeysa-(MT-JSL)-WAR-SAXAAFADEED-31/07/2018-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-172/072018, uu xil ka qaadis, magacaabid iyo isku-bedel ku sameeyey...

Madaxweyne Muuse Biixi oo kulan la Qaatay Wufuud Ka Kala Socota Qaramada Midoobay iyo Urur-goboleedka IGAD + Sawiro

Madaxweyne Muuse Biixi oo kulan la Qaatay Wufuud Ka Kala Socota Qaramada Midoobay iyo Urur-goboleedka IGAD   Hargeysa-30-07-2018-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta...

Madaxweynaha Somaliland Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Marti-qaaday  Arday Qur’aanka Kariimka Ah Ka Baratay Mac-hadka AFLAX + Sawiro

Madaxweynaha Somaliland Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Marti-qaaday  Arday Qur’aanka Kariimka Ah Ka Baratay Mac-hadka AFLAX   Hargeysa-29-07-2018-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga...

TACSI MADAXWEYNE

TACSI MADAXWEYNE: 29/07/2018 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,...

Kal-fadhigii 17-aad ee golaha wasiirradda Somaliland oo ay Go’aamo ka soo baxeen Maanta

Kal-fadhigii 17-aad ee golaha wasiirradda Somaliland oo ay Go’aamo ka soo baxeen Maanta   Hargeysa(MT-JSL)-WAR-SAXAAFADEED-Kal-fadhigii 17-aad ee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu shir gudoominayey...