HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha Somaliland:“Horto deeqda iyo adduunka siisan mayno gobonnimadayada iyo rabitaanka dadkayaga, waxana aanu go’aansannay inaanu dawlad gaar ah oo madax bannaan noqono, + Sawiro

Madaxweyne Muuse Biixi oo Ka Hadlay Shirkii Brussels, Nabadaynta Ka Socoda Degmada Ceel-afweyn Iyo Doorashooyinka Sanadka Soo Socda Qorshaysan “Horto deeqda iyo adduunka siisan mayno...

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kormeeray Xarumaha Maxkamadaha kala duwan Ee Dalka Iyo Xeer Ilaalinta Guud + Sawiro

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kormeeray Xarumaha Maxkamadaha kala duwan Ee Dalka Iyo Xeer Ilaalinta Guud   Hargeysa-21-07-2018-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kormeer shaqo...

Madaxweyne Ku xigeenka Oo Ka Qayb-galay Furitaanka Hargeysa International Book Fair Oo Maanta si Rasmi Ah Looga Daah-Furay Magaalada Hargeysa + Sawiro

Madaxweyne Ku xigeenka Oo Ka Qayb-galay Furitaanka Hargeysa International Book Fair Oo Maanta si Rasmi Ah Looga Daah-Furay Magaalada Hargeysa Hargeysa-21-07-2018-(MT-JSL)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland,...