HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha Somaliland oo bahda Saxaafadda iyo shacbiga Somaliland ka tacsiyadeeyey Suxufi Yoonis Cali Nuur oo ku geeriyooday Ingiriiska kana hadlay taariikhdiisa

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN TACSI MADAXWEYNE: 20/07/2018-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland,...

Madaxweynaha Somaliland oo kulan casho sharaf ah la qaatay wefdi xildhibaanno iyo masuuliyiin kale isugu jira ka socda dalka Ugandha, kuwaas oo booqasho ku...

Hargeysa(MT-JSL)WAR-SAXAAFADEED: 20/07/2018-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu habeennimadii xalay kulan casho sharaf ah la qaatay wefdi xildhibaanno iyo masuuliyiin kale isugu...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Kulan La Qaatay Xildhibaanno iyo Masuuliyiin Ka tirsan Dawladda Uganda + SAWIRO

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Kulan La Qaatay Xildhibaanno iyo Masuuliyiin Ka tirsan Dawladda Uganda Hargeysa:18/07/2018(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa kulan...

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Iyo Wafdigii Uu Hoggaaminaayay Oo Kormeer Indho-indhayn Ah Ku Tagay Dhismaha Jidka Dheer Ee Ceerigaabo + Sawiro

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Iyo Wafdigii Uu Hoggaaminaayay Oo Kormeer Indho-indhayn Ah Ku Tagay Dhismaha Jidka Dheer Ee Ceerigaabo   Ceel-afweyn-10-07-2018-(MT-JSL)-Madaxweyneku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi...

Madaxweyne Ku-xigeenka Oo Qaabilay Wafdi Ka Socda Dalalka Ku Bahoobay Ka Hortagga Xanuunnada Faafa (African Field Epidemiology Network “AFENET”) Iyo Somaliland Oo xubin ka...

Madaxweyne Ku-xigeenka Oo Qaabilay Wafdi Ka Socda Dalalka Ku Bahoobay Ka Hortagga Xanuunnada Faafa (African Field Epidemiology Network “AFENET”) Iyo Somaliland Oo xubin ka...

Madaxweyneku-xigeenka Somaliland Oo Booqday Dugsiga Bar-baarinta Iyo Daryeelka Carruurta Baahiyaha Gaarka Ah Qabta Ee Magaalada Hargaysa + Sawiro

Madaxweyneku-xigeenka Somaliland Oo Booqday Dugsiga Bar-baarinta Iyo Daryeelka Carruurta Baahiyaha Gaarka Ah Qabta Ee Magaalada Hargaysa.   Hargeysa-04-07-2018-(MT-JSL)-Madaxweyneku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa...