HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha JSL oo aabiley wefti ballaadhan oo ka socday Guddiga Caalamiga ah ee ICRC oo uu hoggaaminayey Madaxa Guddida Caalamiga ee Laanqeyrta Cas, Mr....

Hargeysa(MT-JSL)WAR-SAXAAFADEED: 04/07/2018-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley wefti ballaadhan oo ka socday Guddiga Caalamiga ah ee ICRC oo...

Madaxweynaha oo magacaabay ku-xigeenka Hanti-dhawraha guud ee qaranka

Madaxweynaha oo magacaabay ku-xigeenka Hanti-dhawraha guud ee qaranka   Hargeysa(MT-JSL)WAR-SAXAAFADEED: 03 /07/2018-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-157/072018, ku...

Madaxweynaha JSL Oo magacaabay Xubnaha Komishanka Xuquuqul Insaanka Qaranka Akhri Liiska Xubnaha 

Madaxweynaha JSL Oo magacaabay Xubnaha Komishanka Xuquuqul Insaanka Qaranka Akhri Liiska Xubnaha Hargeysa(MT-JSL) WAR-SAXAAFADEED: 03 /07/2018-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu wareegto madaxweyne oo...

Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland oo Daah-furka wajiga Saddexaad ee Barnaamijka Maamul-daadajinta dawladaha Hoose ee JPLG + Sawiro

Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland oo Daah-furka wajiga Saddexaad ee Barnaamijka Maamul-daadajinta dawladaha Hoose ee JPLG Hargeysa:02/07/2018(MT-JSL)-Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici), ayaa  ibo-furay mashruuc ballaadhan oo lagu...

Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland oo Ka Qayb-galay Shirweyne Lagu Gorfaynayo  Horumarinta Ganacsiga Ka Dhexeeya Dawladda iyo Shacabka(PPD) + Sawiro

Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland oo Ka Qayb-galay Shirweyne Lagu Gorfaynayo  Horumarinta Ganacsiga Ka Dhexeeya Dawladda iyo Shacabka(PPD) Hargeysa:30/06/2018(MT-JSL)-Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdriraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici), ayaa ka qayb-galay shirweyne...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Kulan La Qaatay Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Gobollada Dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Kulan La Qaatay Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Gobollada Dalka Hargeysa:27-06-2018(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la yeeshay madaxda maxkamadaha...