HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Shacabka Reer Somaliland Ku Hambalyeeyey Sanad-Guurada 58-Aad Ee Kasoo Wareegtay Munaasibadda 26-Ka June

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Shacabka Reer Somaliland Ku Hambalyeeyey Sanad-Guurada 58-Aad Ee Kasoo Wareegtay Munaasibadda 26-Ka June   Hargeysa-25-06-2018-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi,...

Madaxweynaha Somaliland Oo Kormeeray Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda, Hadallo Dardaaran Iyo Waano Isugu Jirana U Jeediyey + Sawiro

Madaxweynaha Somaliland Oo Kormeeray Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda, Hadallo Dardaaran Iyo Waano Isugu Jirana U Jeediyey   Hargeysa-25-06-2018-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa subaxnimadii hore...

Xukuumadda Somaliland oo Jawaab Dagaalka uu Cabdiweli Gaas kaga Dhawaaqay Garoowe

Xukuumadda Somaliland oo Jawaab Dagaalka uu Cabdiweli Gaas kaga Dhawaaqay Garoowe   Hareysa(MT-JSL)- Wasiirka  wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland,  ahna afhayeenka xukuumadda Md. Cabdiraxmaan...

Madaxweynaha Somaliland oo ka Hadlay Qaraxii ka Dhacay Itoobiya

Madaxweynaha Somaliland oo ka Hadlay Qaraxii ka Dhacay Itoobiya Hargeysa(MT-JSL)- Madaxweynaha Jahmhuuriyadda Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa cambaareeyey qaraxii maanta ka dhacay isu soo...

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Shacabka Caasimadda Hargeysa Kala Qayb-Galay Salaadda Ciidul-Fidriga +Sawiro

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Shacabka Caasimadda Hargeysa Kala Qayb-Galay Salaadda Ciidul-Fidriga   Hargeysa-15-06-2018-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka ku dhaqan caasimadda Hargeysa, gaar...

Daawo Madaxweynaha Somaliland “Colaad iyo tafaraaruq midna kuma jirno, geyigan geeska Afrika-na maanta colaad uma baahna, dagaallo iyo colaad Soomaaliyi way kasoo daashay, Somaliland-na...

“Colaad iyo tafaraaruq midna kuma jirno, geyigan geeska Afrika-na maanta colaad uma baahna, dagaallo iyo colaad Soomaaliyi way kasoo daashay, Somaliland-na nabad bay ku...