HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Dhagax-dhig, Xadhig-kajar iyo kormeer ku sameeyey qaar kamida mashaariicda horumarineed ee Burco.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Dhagax-dhig, Xadhig-kajar iyo kormeer ku sameeyey qaar kamida mashaariicda horumarineed ee Burco.   Burco-14-08-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Kulan Ballaadhan Xalay la qaatay Madaxda Dhaqanka ee Gobolka Togdheer.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Kulan Ballaadhan Xalay la qaatay Madaxda Dhaqanka ee Gobolka Togdheer. Burco-14-08-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa habeenimadii xalay kulan...

Bulshada reer Burco oo aan u kala hadhin soo dhaweynta madaxweynaha qaranka iyo weftigiisa

Bulshada reer Burco oo aan u kala hadhin soo dhaweynta madaxweynaha qaranka iyo weftigiisa Burco-13-08-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey,...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftigii uu hoggaaminayey soo dhaweyn ballaadhan loogu sameeyey deegaannada Karasharka, Galooley iyo Qoyta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftigii uu hoggaaminayey soo dhaweyn ballaadhan loogu sameeyey deegaannada Karasharka, Galooley iyo Qoyta Burco-13-08-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo xadhig-ka-jaris iyo Dhagax-dhig ku sameeyey Mashaariic Muhiim ah oo isugu jira Waddooyin iyo dhismeyaal

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo xadhig-ka-jaris iyo Dhagax-dhig ku sameeyey Mashaariic Muhiim ah oo isugu jira Waddooyin iyo dhismeyaal   Berbera-12-08-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo soo dhaweyn Ballaadhan loogu sameeyey demgada Sheekh iyo deegaannada dhinaca Bari kaga teedsan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo soo dhaweyn Ballaadhan loogu sameeyey demgada Sheekh iyo deegaannada dhinaca Bari kaga teedsan   Sheekh:12/08/2024(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo...