Facebook
X
Youtube
Home
The Government
Arrimaha Bulshada
Radio Hargeisa
Somali
العربية
English
Search
Facebook
Instagram
TikTok
X
Youtube
Search
Search
Home
The Government
Arrimaha Bulshada
Radio Hargeisa
Somali
العربية
English
More
Home
Wararka
Wararka
Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...
August 10, 2025
Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...
Read more
𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲
August 10, 2025
“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...
Read more
Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL
August 9, 2025
https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1
Read more
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo wareegtooyin Madaxweyne xilkii kaga qaaday Guddoomiye Ku-xigeenkii Gobolka Awdal, Kuna magacaabay masuul cusub
July 17, 2024
Wareegtooyin Madaxweyne 17.07.2024 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne uu xilkii kaga qaaday Guddoomiye Ku-xigeenkii Gobolka Awdal, Kuna magacaabay masuul...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabilay Safiirka Maraykanka
July 11, 2024
WAR-SAXAAFADEED:-11 /07/2024. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabilay Safiirka Maraykanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabiley wefti uu hoggaaminayo safiirka...
Golaha Wasiirrada Oo Cadeeyey In Loo Diyaar Garoobo Doorashada iyo Difaaca Dalka.
July 10, 2024
WAR-SAXAAFADEED. Golaha Wasiirrada Oo Cadeeyey In Loo Diyaar Garoobo Doorashada iyo Difaaca Dalka. Fadhigii 130aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo qabsoomay maanta oo Arbaca ah...
Hambalyada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Ee Sannadka Cusub Ee Hijiriyada Islaamka – 1446-ka.
July 6, 2024
HAMBALYO MADAXWEYNE: 06 /07/2024. Hambalyada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Ee Sannadka Cusub Ee Hijiriyada Islaamka – 1446-ka. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya...
CAFIS-MADAXWEYNE:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Cafis Guud ugu fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman
July 6, 2024
CAFIS-MADAXWEYNE:06/07/2024-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne uu Cafis Guud ugu fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada dalka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo xadhigga ka jaray Hoyga Taariikhda qaranka oo xukuumaddu Hindistay
June 29, 2024
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo xadhigga ka jaray Hoyga Taariikhda qaranka oo xukuumaddu Hindistay Hargeysa:29/06/2024()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xadhigga ka jaray...
Muuqaalada guud ee Xadhig ka jarka dhismaha Mad-xafka Qaranka oo uu Madaxweynaha JSL xadhiga ka jaray
June 29, 2024
1
...
38
39
40
...
322
Page 39 of 322