HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Munaasibad loogu dabbaaldegayo xuska 26-ka June oo Madaxtooyada lagu qabtay

Munaasibad loogu dabbaaldegayo xuska 26-ka June oo Madaxtooyada lagu qabtay Hargeysa:26/06/2024()-Munaasibad ballaadhan oo loogu fooladaynayo 64-guurada kasoo wareegtay markii ay Jamhuuriyadda Somaliland xorriyaddeeda ka qaadatay...

Wareegto Madaxweyne-24-06-2024.

Wareegto Madaxweyne-24-06-2024. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne ka soo saaray Wax-ka-qabashada Fal-dambiyeedka Kufsiga oo ay Golaha wasiirradu fadhigii 129aad,...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Daah-furay Imtixaanka shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare iyo Kuwa Hoose/dhexe  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Daah-furay Imtixaanka shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare iyo Kuwa Hoose/dhexe Hargeysa:22/06/2024()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa daah-furay bilowga...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo kormeeray Madxafka Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo kormeeray Madxafka Qaranka Hargeysa-16-06-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kormeer shaqo ku tegay dhismaha cusub ee loo bineeyey madxafka...