Wararka
-

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐦𝐨 𝐠𝐨𝐨𝐧𝐧𝐢 𝐠𝐨𝐨𝐧𝐧𝐢 𝐚𝐡 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐪𝐚𝐲𝐛𝐚𝐡𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐝𝐮𝐰𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐛𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐆𝐚𝐛𝐢𝐥𝐞𝐲 .
𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐦𝐨 𝐠𝐨𝐨𝐧𝐧𝐢 𝐠𝐨𝐨𝐧𝐧𝐢 𝐚𝐡 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐪𝐚𝐲𝐛𝐚𝐡𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐝𝐮𝐰𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐛𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐆𝐚𝐛𝐢𝐥𝐞𝐲 . Gabiley: 21/02/2025 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muddane Cabdiraxmaan Maxamed…
-

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐊𝐮-𝐬𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐄𝐫𝐠𝐚𝐲𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐗𝐨𝐠𝐡𝐚𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐞𝐲, 𝐌𝐫. 𝐉𝐚𝐦𝐞𝐬 𝐒𝐰𝐚𝐧.
Hargeysa – 05-02-2025-( )- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta (05.06.2025) oo ay weheliyaan xubno ka tirsan Xukuumaddiisa ayaa kulan mihiim ah…
-

“ Anigu shaqsigan waxaan go,aansadey maalmaha iiga hadhey nolasha in aan ka shaqeeyo wadajirka iyo wanaaga shacbiga Somaliland …” Madaxweynaha JSL Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro
“ Anigu shaqsigan waxaan go,aansadey maalmaha iiga hadhey nolasha in aan ka shaqeeyo wadajirka iyo wanaaga shacbiga Somaliland …” Madaxweynaha JSL Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Oo Qasriga Madaxtooyada Qado Sharaf Ugu Sameeyey Madaxdhqameedka JSL .
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo uu weheliyo madaxweyne ku xigeenku ayaa manta qasriga madaxtooyada qado sharaf ugu sameyey dhamaan madax dhaqameedka Somaliland…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Kormeer ku tegay xarunta guud ee Booliska.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Kormeer ku tegay xarunta guud ee Booliska. Hargeysa-19-01-2025-(Warbaahinta Madaxtooyada)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta kormeer shaqo ku…
-

Madaxweynaha Qaranka oo Laba Wareegto ku soo saaray laba Xeer
Wareegto Madaxweyne Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 18/01/2024 uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/GW/081-040/012025 uu…
-

“Waxaan fulin doona oo aan wareegto ku soo saari doona balanqaadkii aan sameeyey wakhtigii Ololaha ee ahaa mushahar kordhinta ciidamada …”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kormeeray Taliska Guud Ee Ciidanka Qaranka, Khudbad Muhiim Ahna U Jeediyey Ciidamada Dalka. “Waxaan fulin doona oo aan wareegto ku soo saari…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo tacsi u diray Qaranka Somaliland iyo bahda Dhaqanka ee uu ka baxay Marxuum Caaqil Cabdi Caaqil Xirsi Galow
TACSI MADAXWEYNE: 16/01/2025. INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka…
-

Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo lagu Ansixiyey Oddoroska Miisaaniyadda.
WAR-SAXAAFADEED. Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo lagu Ansixiyey Oddoroska Miisaaniyadda. Hargeysa-16-01-2025-(MT-JSL)-Fadhigii 006aad ee shirka golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Wadajir iyo Waxqabad ee uu…



