Wararka
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo ka qaybgalay munaasibad Saddexda Xisbi Qaran lagu gudoonsiinayey Liisamada ay xaqqa u yeesheen Axsaabta Qaranku (WADDANI, KAAH IYO KULMIYE)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa waxa uu maanta ka qeyb galay munaasibad ballaadhan oo ay soo diyaariyeen Guddida Diwaangelinta Ururada Siyaasada…
-

Ujeedada ay 19-ka Wasiir u hor tageen Golaha Wakiillada ayaa aheyd in Goluhu uu ka guto wajibaadkooda la xidhiidha Ansixinta Xubnaha Golaha Wasiirada Afhayeen Deyr
WAR SAXAAFADEED. Maanta oo ay taariikh-du tahay 6.1.2025 waxa Shirguddoonka iyo Xildhibaanada Golaha Wakiillada hor-tagay qeybtii koowaad ee Golaha Wasiirada oo ka koobaan 19 Wasiir oo…
-

Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland iyo Arrimihii lagaga Wadda Hadlay Galabta
WAR-SAXAAFADEED. Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland iyo Arrimihii lagaga Wadda Hadlay Galabta. Hargeysa-02-01-2025-(MT-JSL)-Fadhigii 004aad ee shirka golaha wasiirrada ee xukuumadda wada-jir iyo wax-qabad ee…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Munaasibadda sannadka cusub ee 2025-ka awgeed Hambalyo u diray Shacbiga
Bismillaahi Raxmaani Raxiim, Ilaahay ayaa keligii Mahad Leh. Walaalayaal, Shacabkayga reer Somaliland. Munaasibadda sannadka cusub ee 2025-ka awgeed, waxa aan halkan hanbalyo, duco…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Madaxda Ururrada Bulshada Rayidka ah
WAR–SAXAAFADEED. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Madaxda Ururrada Bulshada Rayidka ah. Hargeysa-30-12-2024-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi oo uu weheliyo Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland,…
-

Mudanayaasha Golaha Wasiirrada, Masuuliyiinta Kale Ee Qaranka, Iyo Aqoonyahanka Dhammaantiin Asalaamu Calaykum Wa Raxmatullaahi Wa Barakaatuhu
Mudanayaasha Golaha Wasiirrada, Masuuliyiinta Kale Ee Qaranka, Iyo Aqoonyahanka Dhammaantiin Asalaamu Calaykum Wa Raxmatullaahi Wa Barakaatuhu Waxaa inoo soo dhammaaday barnaamijkii muhiimka ahaa ee u gogol…






