HomeWararka

Wararka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, oo wareegto Madaxweyne xilkii kaga qaaday wakiilkii Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiyey Dalka Ethiopia, kuna magacaabay wakiil Cusub.

Wareegto Madaxweyne    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 22/04/2024 uu wareegto Madaxweyne uu xilkii kaga qaaday wakiilkii...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne uu ku soo-saaray Cayimaadda Muddada Qabsoomidda Doorashooyinka.

Wareegto Madaxweyne 21.04.2024   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne uu ku soo-saaray  Cayimaadda Muddada Qabsoomidda Doorashooyinka.   Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu...

Fadhigii Golaha Wasiirrada Somaliland oo lagu lafo-guray qodobbo kala duwan oo salka ku haya sidii la isu-waafijin lahaa arrimaha doorashooyinka sannadkan gudihiisa loo diyaar...

WAR-SAXAAFADEED. Hargeysa-18-04-2024-(MT-JSL)-Fadhigii 127aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, oo lagu lafo-guray qodobbo kala duwan oo...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Cafis Guud u fidiyey 376 Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada dalka ku xidhan

CAFIS-MADAXWEYNE: 08/01/2024. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-1144/012024, uu Cafis Guud u fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud...

Xubnaha Komishanka Xuquuqul Insaanka Qaranka oo Madaxweynaha Hortiisa Lagu Dhaariyey

Xubnaha Komishanka Xuquuqul Insaanka Qaranka oo Madaxweynaha Hortiisa Lagu Dhaariyey.   Hargeysa-08-01-2024-(MT-JSL)-Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa maanta madaxweynaha Qaranka...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland O Kulan Muhiima La Yeeshay Urur Siyaasaddeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland O Kulan Muhiima La Yeeshay Urur Siyaasaddeed.   Hargeysa-07-01-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan saacado qaatay la yeeshay madaxda  tobankii...