HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo qasriga madaxtooyada kulan Casho iyo Afur ah ugu sameeyey culimada waaweyn ee dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo qasriga madaxtooyada kulan Casho iyo Afur ah ugu sameeyey culimada waaweyn ee dalka Hargeysa-21-03-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Abaalmarinno guddoonsiiey guulaystayaasha  tartanka Qur’aanka kariimka ah ee Bisha Ramadaan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Abaalmarinno guddoonsiiey guulaystayaasha  tartanka Qur’aanka kariimka ah ee Bisha Ramadaan   Hargeysa-1-03-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa abaalmarinno qaali ah...

Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray Shacbiga iyo Eheladii uu ka baxay Marxuum Cabdiraxmaan Sh Xuseen Cabdi

TACSI MADAXWEYNE: 21/03/2024. INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda...

Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo Go’aamo adag ka soo saaray Muwaadiniinteeda lagu laynayo Muqdisho, Arrimaha Hawada, Heshiisyada Soomaaliya Gasho iyo Arrimaha Badda

War-murtiyeed Fadhigii 125aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo ka maanta oo ay taariikhdu tahay 29/02/2024 ka qabsoomay qasriga madaxtooyada, islamarkaana uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda...

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka qaybgalay Aas qaran oo loo sameeyey marxuum Axmed Aadan oo dil arxan daran dhawaan Muqdisho loogu geystay

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka qaybgalay Aas qaran oo loo sameeyey marxuum Axmed Aadan oo dil arxan daran dhawaan Muqdisho loogu geystay.   Hargeysa-27-02-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,...