Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Safar ugu Baxay Dalka Jabuuti

0
291

Hargeysa-07-12-2022-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo oo maalmo kooban qaadan doona ugu baxay Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti.

Waxaana Madaxweynaha Safarka ku wehelinaaya Wasiirka Arrimaha Dibeda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Dr. Ciise Maxamuud Keyd iyo Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha, Mudane Cabdirashiid Xaaji Ducaale Qambi

 

########