HomeWararka

Wararka

Madaxweynaha Jamuuriyadda Somaliland oo ka qaybgalay Xuska sannad-guurada 33-aad ee kasoo wareegtay dib ula soo noqoshada qarannimada Somaliland.

Madaxweynaha Jamuuriyadda Somaliland oo ka qaybgalay Xuska sannad-guurada 33-aad ee kasoo wareegtay dib ula soo noqoshada qarannimada Somaliland. Hargeysa-18-05-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi,...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo wareegtooyin Madaxweyne uu xilka qaadis, magacaabid ku sameeyey qaar ka mida xubnaha Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland.

Wareegtooyin Madaxweyne 25.01.2024  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne uu xilka qaadis, magacaabid ku sameeyey qaar ka mida xubnaha Golaha Wasiirrada...

Nuxurka Waraysiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Uu Kaga Hadlay Heshiiska Ethiopia, Dhawaaqa Masar Iyo Soomaaliya Iyo Muranka Sharciga Doorashooyinka.

Nuxurka Waraysiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Uu Kaga Hadlay Heshiiska Ethiopia, Dhawaaqa Masar Iyo Soomaaliya Iyo Muranka Sharciga Doorashooyinka.   Hargeysa-23-01-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi...

War-murtiyeed- Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland

War-murtiyeed- Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Fadhigii 123aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Cafis Guud u fidiyey 376 Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada dalka ku xidhan

CAFIS-MADAXWEYNE: 08/01/2024. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-1144/012024, uu Cafis Guud u fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud...