HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Fadhigii 122aad Ee Golaha Wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland Oo Lagu Ansixiyey Miisaaniyad Sannadeedka 2024-ka.

WAR-SAXAAFADEED-27-12-2023.   Fadhigii 122aad Ee Golaha Wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland Oo Lagu Ansixiyey Miisaaniyad Sannadeedka 2024-ka.   Fadhigii 122aad ee golaha wasiirrada Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Shacbiga Somaliland iyo Eheladii uu ka Baxay Marxuum Ganacsade Axmed Daahir Cumar (Baxsane) tacsi u diray 

TACSI MADAXWEYNE: 27/12/2023 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda...

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo kormeeray mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyey qaar kamid ah xarumaha dawladda ee Caasimadda Hargeysa

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo kormeeray mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyey qaar kamid ah xarumaha dawladda ee Caasimadda Hargeysa.   Hargeysa-21-12-2023-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi,...

Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo lagaga Hadlay Amniga iyo Ganacsiga Laguna Ansixiyey Laba Xeer.

WAR-SAXAAFADEED. Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo lagaga Hadlay Amniga iyo Ganacsiga Laguna Ansixiyey Laba Xeer.     Hargeysa-14-12-2023-(MT-JSL)-Fadhigii 121aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo wareegtooyin Madaxweyne uu xilka qaadis, magacaabid iyo bedel ku sameeyey qaar ka mida masuuliyiinta Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo wareegtooyin Madaxweyne uu xilka qaadis, magacaabid iyo bedel ku sameeyey qaar ka mida masuuliyiinta Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland  WAREEGTOOYIN MADAXWEYNE: 10 /12/2023 Madaxweynaha...