HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

“Waxaan fulin doona oo aan wareegto ku soo saari doona balanqaadkii aan sameeyey wakhtigii Ololaha ee ahaa mushahar kordhinta ciidamada …”  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kormeeray Taliska Guud Ee Ciidanka Qaranka, Khudbad Muhiim Ahna U Jeediyey Ciidamada Dalka. “Waxaan fulin doona oo aan wareegto ku soo...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo tacsi u diray Qaranka Somaliland iyo bahda Dhaqanka ee uu ka baxay Marxuum Caaqil Cabdi Caaqil Xirsi Galow

TACSI MADAXWEYNE: 16/01/2025. INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga...

Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo lagu Ansixiyey Oddoroska Miisaaniyadda.

WAR-SAXAAFADEED.   Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo lagu Ansixiyey Oddoroska Miisaaniyadda.   Hargeysa-16-01-2025-(MT-JSL)-Fadhigii 006aad ee shirka golaha Wasiirrada  ee Xukuumadda Wadajir iyo Waxqabad ee uu gadh-wadeenka ka...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo magacaabay Masuuliyiinta Baanka Dhexe.

Wareegto Madaxweyne    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 16/01/2025 uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-035...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo magacaabay Masuuliyiinta Hay’addaha Shaqaalaha Dawladda ugu saraysa.

  Wareegto Madaxweyne    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 16/01/2025 uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-037/012025...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo magacaabay Sagaal Agaasime Guud

  Wareegto Madaxweyne    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 16/01/2025 uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-037/012025...