HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Shirkii Xukuumadda iyo Tobanka Urur Siyaasaddeed ee Cusub Oo Galay Maalintii Labad Ayey Ka Soo Baxeen Qodobo

Shirkii Xukuumadda iyo Tobanka Urur Siyaasaddeed ee Cusub Oo Galay Maalintii Labad Ayey Ka Soo Baxeen Qodobo. Hargeysa-12-02-2023-(MT-JSL)-Shir xalay ka dhacay Qasriga Madaxtooyada oo uu...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Caawa Kulan Muhiima Isugu Yeeshay Tobanka Urur Siyaasaddeed ee Cusub

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Caawa Kulan Muhiima Isugu Yeeshay Tobanka Urur Siyaasaddeed ee Cusub. Hargeysa-11-02-2023-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi oo uu wehelinaayo Madaxweyne...

Go’aamo Ka Soo Baxay Shirkii Qaran ee ka Qabsoomay Madaxtooyada JSL ku dhexmaray Madaxweynaha Qaranka Somaliland iyo Hoggaanka Xisbiyada Mucaaridka

Go’aamo Ka Soo Baxay Shirkii Qaran ee ka Qabsoomay Madaxtooyada JSL ku dhexmaray Madaxweynaha Qaranka Somaliland iyo Hoggaanka Xisbiyada Mucaaridka. Shir Qaran oo maanta oo...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Galabta Kormeeray Laba Cusbitaal oo Kala Duwan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Galabta Kormeeray Laba Cusbitaal oo Kala Duwan. Hargeysa-10-02-2023-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa u kormeeray Cusbitaalka guud ee Hargeysa...

Fadhi deg-deg ah oo ay yeesheen Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo galabta ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada ayey ka soo baxeen go’aamaddani

WAR-SAXAAFADEED Hargeysa-06-02-2023-(MT-JSL)-Fadhi deg-deg ah oo ay yeesheen Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo galabta ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada, shirkan oo uu shir-gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane...