HomeWararka

Wararka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, oo wareegto Madaxweyne xilkii kaga qaaday wakiilkii Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiyey Dalka Ethiopia, kuna magacaabay wakiil Cusub.

Wareegto Madaxweyne    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 22/04/2024 uu wareegto Madaxweyne uu xilkii kaga qaaday wakiilkii...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne uu ku soo-saaray Cayimaadda Muddada Qabsoomidda Doorashooyinka.

Wareegto Madaxweyne 21.04.2024   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne uu ku soo-saaray  Cayimaadda Muddada Qabsoomidda Doorashooyinka.   Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu...

Fadhigii Golaha Wasiirrada Somaliland oo lagu lafo-guray qodobbo kala duwan oo salka ku haya sidii la isu-waafijin lahaa arrimaha doorashooyinka sannadkan gudihiisa loo diyaar...

WAR-SAXAAFADEED. Hargeysa-18-04-2024-(MT-JSL)-Fadhigii 127aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, oo lagu lafo-guray qodobbo kala duwan oo...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo wareegtooyin Madaxweyne Xilka qaadis iyo Magacaabid ku sameeyey gudoomiyaha gobol Sanaag

Wareegtooyin Madaxweyne: 01/12/2021 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-786/122021 iyo JSL/XM/WM/222-787/122021 uu Xilka qaadis iyo Magacaabid...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somailand Oo Qaabiley Orodyahan Mo Farah Iyo Oradyahan Cabdi Nageeye + Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somailand Oo Qaabiley Orodyahan Mo Farah Iyo Oradyahan Cabdi Nageeye.   Hargeysa-30-11-2021(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu qasriga Madaxtooyada ku qaabiley...

Nuxurka Kulan Ballaadhan Oo Uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland La Yeeshay Madaxweynaha Dawlad-Deegaanka Soomaalida Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo + Sawiro

Nuxurka Kulan Ballaadhan Oo Uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland La Yeeshay Madaxweynaha Dawlad-Deegaanka Soomaalida Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo.   Hargeysa-28-11-2021-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa...

TACSI MADAXWEYNE: 26/11/2021

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa...

Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Madaarka Caalamiga Ah Ee Berbera, Diyaaradii U Horaysayna Ka Soo Raacay

Berbera-20-11-2021-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xadhigga ka jaray madaarka caalamiga ah ee Berbera International Airport oo in muddo ahba lagu waday...