HomeWararka

Wararka

Madaxwayne Ku Xigeenka Jsl oo Abaal Mariyey afar qof oo dhalinyaro ah oo ku guulaystay kaalmaha ugu sarreeya ee Imtixaan laba heer ah oo...

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Xafiiskiisa Shahaado Sharaf iyo Abaal-marin ah ku guddoonsiiyey afar qof oo dhalinyaro ah oo...

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐨.𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐞𝐲

“ Anniga oo ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan ummaddayda ku wargelinayaa in Xukuumadda iyo shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta ee dalka ay isla garteen...

Daawo: Maareeye Cabdiraxmaan Abees oo warbixin siiyey madaxweynaha JSL

https://youtu.be/KEZ_Vr_gsEo?si=b_-K6clH4E3ObKT1

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo wareegto Madaxweyne ku magacaabay Agaasimeyaal Guud.

Wareegto Madaxweyne    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 14/01/2025 uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-029...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo magacaabay Wakiilka (UAE), La-taliyaha Madaxweynaha iyo Maareeyaha Haamaha Kaydka Shidaalka Qaranka ee Jamhuuriyadda Somaliland.

Wareegto Madaxweyne    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 14/01/2025 uu wareegto Madaxweyne ku magacaabay Wakiilka (UAE),...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo magacaabay masuuliyiin cusub

Wareegto Madaxweyne  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 13/01/2025 uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-029...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo magacaabay Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland ee Taiwan.

WAREEGTO MADAXWEYNE    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 12/01/2025 uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-028/012025...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo magacaabay Badhasaabada Gobolada Dalka iyo ku-xigeenadooda.

WAREEGTO MADAXWEYNE  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 11/01/2025 uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-027/012025...