HomeWararka

Wararka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo kormeeray cusbitaalka guud ee Hargeysa iyo qaybta daryeelka carruurta ee MAS.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo kormeeray cusbitaalka guud ee Hargeysa iyo qaybta daryeelka carruurta ee MAS.   Hargeysa-30-04-2024-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa saaka kormeer...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, oo wareegto Madaxweyne xilkii kaga qaaday Guddoomiye Ku Xigeenka Gobolka Salal, kuna magacaabay masuul cusub

Wareegto Madaxweyne 28.04.2024   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne uu xilkii kaga qaaday Guddoomiye Ku Xigeenka Gobolka Salal ee Jamhuuriyadda...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xadhigga ka Jaray Mashaariic Waaweyn Oo Ay Dawladda Hoose Ee Degmada Berbera ka Hirgelisay Gudaha Magaalada.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xadhigga ka Jaray Mashaariic Waaweyn Oo Ay Dawladda Hoose Ee Degmada Berbera ka Hirgelisay Gudaha Magaalada. Berbera-28-04-2021-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse...

Madaxweynaha  Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kormeer Indho-Indhayn Ah  Ku Tegay Dhismaha iyo casriyeynta lagu sameeyey Dekedda Berbera

Madaxweynaha  Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kormeer Indho-Indhayn Ah  Ku Tegay Dhismaha iyo casriyeynta lagu sameeyey Dekedda Berbera      Hargeysa-28-04-2021-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi oo safar...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo shacbiga ka Tacsiyadeeyey Geerida Marxuum Maxamed Cali Shire oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo shacbiga ka Tacsiyadeeyey Geerida Marxuum Maxamed Cali Shire oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa TACSI MADAXWEYNE: 26/04/2021 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha...

Madaxweynaha Somailand Oo Kulan La Qaatay Xubnaha Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland

WAR-SAXAAFADEED: 24 /04/2021 Madaxweynaha Somailand Oo Kulan La Qaatay Xubnaha Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu qasriga madaxtooyada kulan...

Golaha Wasiirrada Somaliland Ee Maanta Oo Qodobbo Ka Soo Saaray Adkaynta Nabadgelyada Doorashooyinka Dalka, Arrimaha Geeska Afrika iyo Xaaladda Xanuunka Covid 19

Golaha Wasiirrada Somaliland Ee Maanta Oo Qodobbo Ka Soo Saaray Adkaynta Nabadgelyada Doorashooyinka Dalka, Arrimaha Geeska Afrika iyo Xaaladda Xanuunka Covid 19 WAR-SAXAAFADEED:22/04/2021 Fadhigii 74aad ee...

Madaxweynaha Somaliland Wuxuu Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Walaalaha Ah Ee Dirirtu Ku Dhex Marayso Ceelka Dhabar-dalool, Maamulka Gobolka Iyo Hay’adaha Amnigana...

Madaxweynaha Somaliland Wuxuu Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Walaalaha Ah Ee Dirirtu Ku Dhex Marayso Ceelka Dhabar-dalool, Maamulka Gobolka Iyo Hay’adaha Amnigana...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Cafis Guud u fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada dalka ku xidhan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Cafis Guud u fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada dalka ku xidhan WAREEGTO MADAXWEYNE:  13/04/2021 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse...