Daawo “Dib-u-dhiska jidkani waxa uu ka labaad ka yahay mashaariicda maalgelinta kaabayaasha dhaqaale ee Somaliland oo uu ka koobaad yahay ballaadhinta iyo casriyeynta dekedda Berbera, taas oo hawsheedu si fiican u socoto. Labada mashruuc marka lagu daro suuqa xorta ah (Berbera free zone) iyo garoonka madaniga ah ee Berbera” Madaxweyne Biixi