Home Qolka Muqaalada Muuqaallo Daawo “Ninkaasi intii uu noolaa qaranka uun buu u shaqaynayey, soddonkii sanno... Qolka MuqaaladaMuuqaalloWararka Daawo “Ninkaasi intii uu noolaa qaranka uun buu u shaqaynayey, soddonkii sanno ee ugu dambeeyey Somaliland maalintii la Aas aasay ilaa iyo maanta waxan u malaynayaa nabadgelyada nin la mid ah mooyaane nin uga badsaday dhisiddeeda iyo ilaalinteeda inaanu jirin, sarkaal hoose ayuu kasoo bilaabay iyada oo aannu xabsi jirin, ilaa maanta uu ciidanka dhan ee uu sarreeye gaaska ka ahaa ka dhismay, intaas oo taliye oo soo shaqaysayna hawlgelinta ayuun buu ahaa,” madaxweyne Muuse Biixi Cabdi November 2, 2019 845 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp RELATED ARTICLESMORE FROM AUTHOR Daawo: Guddida Abaaraha ayaa maanta kulan la yeeshay Haa’yaddaha Caalamiga ah iyo kuwa Maxaliga ah . Daawo: Madaxweynaha JSL ayaa caawa Qasriga Madaxtooyad kulan kula yeeshay ganacsatada dalka . Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wefti heer sare ah oo ka socday Shirkadda Al Rajhi Group... Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi, ahna Guddoomiyaha Guddida Heer Qaran ee Gurmadka Abaaraha, iyo Xubnaha Guddida ayaa kulan muhiim ah... Daawo: Guddida Heer Qaran ee Gurmadka JSL oo kulan la yeeshay Saxaafadda Madaxa Bannaan Share this: Click to share on Facebook (Opens in new window) Facebook Click to share on X (Opens in new window) X Like this:Like Loading... Related