Madaxweynaha Somaliland oo kormeer iyo xadhig-ka-jaris ku sameeyey qaybo cusub oo lagu soo kordhiyey xarunta Shaqo Qaran

0
364

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu kormeer iyo xadhig-ka-jaris ku sameeyey intii uu ku sugnaa xarunta Shaqo Qaran dhismeyaal cusub oo lagu soo kordhiyey Akaaddamiga Carbiska Shaqo Qaran, kuwaas oo ka kooban xarun Akhris (Librorary) iyo cusbitaal si buuxda u qalabaysan oo laga hirgeliyey gudaha kulliyadda.

 

default