Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo  Kormeeray Mashruuca Biyo Ballaadhinta Magaalada Boorama

0
172

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo  Kormeeray Mashruuca Biyo Ballaadhinta Magaalada Boorama.

 

Boorama-03-09-2023-(MT-JSL)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Waftigii   uu Hoggaaminayey oo maalintii labaad ku sugan magaalo madaxda Gobolka Awdal ee Boorama  ayaa soo  kormeeray  mashruuca  biyo ballaadhinta Magaaladu halka uu marayo.