Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Sawiro: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan Casho Sharaf Ah Caawa La Qaatay Jaaliyadda Somaliland Ee Ku Dhaqan Dalka Maraykanka.
Washington-D.C-19-03-2022-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi iyo weftigii ballaadhnaa ee ku wehelinaayey safarka Maraykanka ay ku joogaan ayaa caawa kulan Casho Sharaf ah la yeeshay jaaliyadda…
-

بيان صحفي صادر من رئيس الجمهورية المتواجد حاليا في الولايات المتحدة الأمريكية في زيارة رسمية
رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي والوفد المرافق له التقي خلال الزيارة بمسؤلين رفيعي المستوى من ادارة الرئيس الأمريكي بيدن واعضاء من الكونجرس الأمريكي ،تشاورات متواصلة…
-

تم استقبال رئيس الجمهورية والوفد المرافق له في مقر الكونجرس الأمريكي كبيتال هايل وذلك في مستهل زيارة الوفد الى عاصمة الولايات المتحدة الأمريكية واشنطن
والتقى الوفد برئيس لجنة الشؤون الخارجية للقارة الأفريقية لمجلس الشيوخ الأمريكي واعضاء اخرين ،ناقش الظرفان خلال اللقاء تعزيز العلاقات التعاونية بين صوماليلاند والولايات المتحدة الأمريكية وأمن…
-

Somaliland Welcomes Strong Expressions of Support from U.S. Administration and Congress
“Somaliland Partnership Act,” introduced in the U.S. Senate, raises prospect of closer relations and security ties WASHINGTON, DC., MARCH 18, 2022 – The President of the…
-

War-Murtiyeed ka soo Baxay Safarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Weftigiisa ee Ku sugan Dalka Maraykanka
War-saxaafadeed Washington DC, March 18, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo hoggaaminayan wefti sare oo ka socda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa toddobaadkan la…
-

Somaliland: President Bihi Received at Capitol Hill by Senior US Officials
The President of the Republic of Somaliland, H.E. Muse Bihi Abdi and his delegation on their fourth day in the United States of America were invited…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Lagu Qaabiley Xarunta Baarlamaanka Maraykanka Ee CAPITAL HILL
Washington D.C-16-03-2022-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigiisa oo ku guda jira safarkoodi Maraykanka maalintii Afraad ayaa la kulmay Xildhibaan ka tirsan Aqalka Odayaasha…
-

Somaliland: President Bihi Meets with Various US Officials
The President of the Republic of Somaliland, H.E. Muse Bihi Abdi, and a large delegation led by him are in the United States for the third…
-

Warqad ku socota Xoghaye Blinken oo ku boorinaysa maamulka Biden inay kordhiyaan xidhiidhka ay la leeyihiin Somaliland
Mundane Xoghaye Blinken, Waxaanu u qornay warqadan inaanu ku boorino Maamulka Biden inuu kordhiyo xidhiidhka uu la leeyahay Somaliland arrimaha khuseeya danaha dublamaasiyadeed, dhaqaale iyo amni.…
-

Khudbadii Madaxweyne Biixi ka jeediyay Xarunta Heritage Foundation
Hordhac Galab wanaagsan, waxaan jeclaan lahaa in aan mahadnaq iyo bogaadin aan la soo koobi karin u soo jeediyo Dr. Kevin Roberts, oo ah Madaxa Hay’adda…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Masuuliyiin Sar-sare oo ka Socota Golaha Amaanka Ee Qaranka Maraykanka
Washington D.C-15-03-2022-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii ballaadhna ee uu hoggaaminayey oo maalintii saddexaad ku sugan dalka Maraykanka, gaar ahaan Washington D.C ayaa…

