Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Speech by the president of The Republic of Somaliland on May 18 2021
Speech by the president of The Republic of Somaliland on May 18 2021 Chairmen of Both Houses of Parliament Chairman of the Supreme Court Cabinet Ministers…
-

Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Ee Maanta Oo Diiradda Lagu Saaray u Diyaargarowga Doorashooyinka 31-ka May
Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Ee Maanta Oo Diiradda Lagu Saaray u Diyaargarowga Doorashooyinka 31-ka May Hargeysa-20-05-2021-(MT-JSL)-Fadhigii 75aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir guddoominayey…
-

Nuxurka Munaasibad lagu Xusay Maalinta Qarannimada Jamhuuriyadda Somaliland ee 18-ka May oo Lagu Qabtay Qasriga Madaxtooyada
Nuxurka Munaasibad lagu Xusay Maalinta Qarannimada Jamhuuriyadda Somaliland ee 18-ka May oo Lagu Qabtay Qasriga Madaxtooyada Hargeysa-18-05-2021-(MT-JSL)-Munaasibad ballaadhan oo lagu xusayo sannad-guurada 30-aad ee kasoo wareegtay…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka qaybgalay Munaasibadda Caleemo-saarka Madaxweynaha Jabuuti
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka qaybgalay Munaasibadda Caleemo-saarka Madaxweynaha Jabuuti. Jabuuti-15-05-2021-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa ka qaybgalay…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyey Dalka Jabuuti
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyey Dalka Jabuuti Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo waftigii uu hoggaaminayey oo gaadhay dalka Jabuuti, markii ay…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Gurigiisa Ku Booqday Abwaan Hadraawi, Qaar Kamid Ah Huteellada Waaweyn Ee Caasimaddana Shacabka Wakhti Kula Qaatay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Gurigiisa Ku Booqday Abwaan Hadraawi, Qaar Kamid Ah Huteellada Waaweyn Ee Caasimaddana Shacabka Wakhti Kula Qaatay. Hargeysa-13-05-2021-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi…






