Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Salaadda Ciidul-Fidriga Kala Qaybgalay Shacabka Caasimadda Somaliland Ee Hargeysa
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Salaadda Ciidul-Fidriga Kala Qaybgalay Shacabka Caasimadda Somaliland Ee Hargeysa Hargeysa-13-05-2021-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka ku dhaqan caasimadda Hargeysa…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Shacabka Ku Hambalyeeyey Munaasibada Ciidal Fidriga Awgeed
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Shacabka Ku Hambalyeeyey Munaasibada Ciidal Fidriga Awgeed Hargeysa-12-05-2021-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu Ciidal Fidriga awgeed dhammaal hambalyo ah…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Shirguddoomiyey Kulan ballaadhan Lagaga Hadlayey Arrimaha Doorashooyinka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Shirguddoomiyey Kulan ballaadhan Lagaga Hadlayey Arrimaha Doorashooyinka. Hargeysa-10-05-2021-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shir-guddoomiyey kulan ballaadhan oo lagu lafo-guray arrimaha…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-658/052021 ku magacaabay Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Sanaag ee Jamhuuriyadda Somaliland
WAREEGTO MADAXWEYNE: 09 /05/2021 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-658/052021 ku magacaabay Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Sanaag ee…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Gudoomiyaha Shirkada DP World ahna Maareeyaha guud.
WAR-SAXAAFADEED: 07/05/2021 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Gudoomiyaha Shirkada DP World ahna Maareeyaha guud. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta qasriga madaxtooyada…







