Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Golaha Wasiirrada Somaliland Ee Maanta Oo Qodobbo Ka Soo Saaray Adkaynta Nabadgelyada Doorashooyinka Dalka, Arrimaha Geeska Afrika iyo Xaaladda Xanuunka Covid 19
Golaha Wasiirrada Somaliland Ee Maanta Oo Qodobbo Ka Soo Saaray Adkaynta Nabadgelyada Doorashooyinka Dalka, Arrimaha Geeska Afrika iyo Xaaladda Xanuunka Covid 19 WAR-SAXAAFADEED:22/04/2021 Fadhigii 74aad ee…
-

Madaxweynaha Somaliland Wuxuu Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Walaalaha Ah Ee Dirirtu Ku Dhex Marayso Ceelka Dhabar-dalool, Maamulka Gobolka Iyo Hay’adaha Amnigana Farayaa Inay Tallaabo Adag Ka Qaadaan Cidkasta Oo Nabadda Doc-Wareemaysa
Madaxweynaha Somaliland Wuxuu Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Walaalaha Ah Ee Dirirtu Ku Dhex Marayso Ceelka Dhabar-dalool, Maamulka Gobolka Iyo Hay’adaha Amnigana Farayaa Inay Tallaabo Adag…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Cafis Guud u fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada dalka ku xidhan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Cafis Guud u fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada dalka ku xidhan WAREEGTO MADAXWEYNE: 13/04/2021 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Shacabka Ku Hambalyeeyey Curashada Bisha Barakaysan Ee Ramadaan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Shacabka Ku Hambalyeeyey Curashada Bisha Barakaysan Ee RamadaanMadaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Hargeysa-12 /04/2021-(MT-JSL)-Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka reer Somaliland meel ay joogaanba…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray 106-Dhisme Waxbarasho Oo Ay Wasaaradda Waxbarashadu Ka Hirgelisay Dalka Iyo Mashaariico Kale
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray 106-Dhisme Waxbarasho Oo Ay Wasaaradda Waxbarashadu Ka Hirgelisay Dalka Iyo Mashaariico Kale Hargeysa-11-04-2021-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Oo Dhambaal Hambalyo Ah U Diray Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Iyo Shacbigiisa, Guushii Ay Ka Soo Hooyeen Doorashadii Madaxtinimada Ee Dalkaasi
Dhambaal Madaxweyne: 10/04/2021 Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Oo Dhambaal Hambalyo Ah U Diray Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Iyo Shacbigiisa, Guushii Ay Ka Soo Hooyeen Doorashadii Madaxtinimada Ee…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Wefti Uu Hoggaaminayo Wasiirka Caddaaladda Ee Dalka Zambia + Sawiro
WAR-SAXAAFADEED: 06 /04/2021 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Wefti Uu Hoggaaminayo Wasiirka Caddaaladda Ee Dalka Zambia. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa…
-

Guddiyada Ka Hortagga Xanuunka Covid-19 Iyo Abaaraha Oo Kulan La Qaatay Ganacsatada Dalka + Sawiro
Guddiyada Ka Hortagga Xanuunka Covid-19 Iyo Abaaraha Oo Kulan La Qaatay Ganacsatada Dalka. Hargeysa-06-04-2021-(MT-JSL)-Guddiyada ka hortagga iyo u diyaargarowga xanuunka COVID-19 iyo Abaaraha, ayaa xalay kulan…
-

Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Afar Qodob Oo Muhiima Ka Soo Saaray Fadhigii 73aad
WAR-SAXAAFADEED: 01/04/2021 Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Afar Qodob Oo Muhiima Ka Soo Saaray Fadhigii 73aad Ee Maanta Fadhigii 73aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Xilkii ka qaaday Maareeyihii Guud ee hore ee Hay’adda Duulista iyo Madaarada kuna magacaabay masuul cusub
WAREEGTO MADAXWEYNE: 31 /03/2021 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-642/032021 iyo JSL/XM/WM/222-643/032021 uu xilkii kaga qaaday Maareeyihii…


