Wararka
Newsroom
News, statements and press releases from the Office of the President of the Republic of Somaliland.
-

Madaxweynaha Somaliland Oo Gudoonsiiyey Billado Ciyaaryahan Cabdicasiis Gacan Oo Dhaawac Kaga Maqnaa Ciyaartii Kama Danbaysta Ahayd Ee Koobka Gobolada Somaliland
WAR-SAXAAFADEED: 01 /02/2021 Madaxweynaha Somaliland Oo Gudoonsiiyey Billado Ciyaaryahan Cabdicasiis Gacan Oo Dhaawac Kaga Maqnaa Ciyaartii Kama Danbaysta Ahayd Ee Koobka Gobolada Somaliland Madaxweynaha…
-

رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي يلتقي في القصر الرئاسي سفيردولة دنمارك السيد/اولي تونك الذي يزور البلاد بزيارة رسمية
ناقش الجانبان خلال اللقاء بعض القضايا ذات الإهتمام المشترك منها إجراء الإنتخابات التشريعية والبلدية في صوماليلاند والمقرر اجراؤها في 31 /2021/5م كما تباحثا خلال اللقاء ايضا…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Safiirka Dalka Denmark Amb. Ole Thonke
WAR-SAXAAFADEED: 26 /01/2021 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Safiirka Dalka Denmark Amb. Ole Thonke Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta qaabilay…
-

Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Falanqeeyey Arrmaha Doorashooyinka Dalka Kusoo Foolka Leh
WAR-SAXAAFADEED:21/01/2021 Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Falanqeeyey Arrmaha Doorashooyinka Dalka Kusoo Foolka Leh. Fadhigii 70aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,…
-

رئيس الجمهورية يستقبل سفير المملكة البريطانية السيد/بين فيندر
يرافقه ممثل القنصلية البريطانية في صوماليلاند السيد/استيورد براون ، ناقش الجانبان أخر المستجدات في منطقة القرن الأفريقي وعلمية الإنتخابات التي ستجري في البلاد بتاريخ 31/5/2021م كما…
-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Safiirka Dalka Ingiriiska Amb. Ben Fender
WAR-SAXAAFADEED: 19 /01/2021 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Safiirka Dalka Ingiriiska Amb. Ben Fender Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta…
-

Hoggaanka Axsaabta qaranka oo wada-jir usoo dhaweeyey maalinka Komishanku u cayimeen qabsoomidda Doorashooyinka Wakiillada iyo deegaanka, guurtidana Farriin u diray
Hoggaanka Axsaabta qaranka oo wada-jir usoo dhaweeyey maalinka Komishanku u cayimeen qabsoomidda Doorashooyinka Wakiillada iyo deegaanka, guurtidana Farriin u diray Hargeysa-17-01-2021-(MT-JSL)-Hoggaanka sare ee saddexda xisbi…
-

التقى رئيس الجمهورية فخامة موسى بيحي عبدي السبت في مكتبه بأعضاء المفوضية الوطنية للإنتخابات
أعلن رئيس المفوضية الوطنية رسميا عن موعد إجراء الإنتخابات التشريعية والبلدية بتاريخ 31/3/2021م ووجه فخامة الرئيس أعضاء المفوضية الوطنية للإنتخابات على جهودهم لإستكمال تحضيراتها للإنتخابات و…
-

Madaxweynaha Oo Ka Tacsiyadeeyey Shacbiga Somaliland iyo Eheladii ay Geeriyootay Wasiir Ku xigeen hore ee wasaaradaha Warfaafinta iyo Qoyska Shukri Xariir Ismaaciil oo Maanta ku geeriyooday Caasimada Hargeysa
TACSI MADAXWEYNE: 16/01/2021 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka…
-

Komishanka Doorashooyinka Oo Madaxweynaha U Soo Gudbiyey Warqadda Cayimaada Qabsoomida Doorashooyinka Isku Sidkan Ee Goleyaasha Wakiillada Iyo Deegaanku
Komishanka Doorashooyinka Oo Madaxweynaha U Soo Gudbiyey Warqadda Cayimaada Qabsoomida Doorashooyinka Isku Sidkan Ee Goleyaasha Wakiillada Iyo Deegaanku Hargeysa-16-01-2021-(MT-JSL)-Komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland, ayaa madaxweynaha Jamhuuriyadda…

